WARBIXIN: XISBIYADU WAA INAY IXTIRAAMAAN XEERARKA DOORASHADA

KU XAD-GUDUBKA SHURUUCDA DOORASHADU WAA HALISTA UGU WEYN EE HORTAALLA DOORASHADA SOMALILAND August 12, 2017 Hargeisa, Somaliland Soo Saare Xafiiska la Socodka Arimaha Doorashooyinka (EMO) Xarunta Darasaadka Siyaasada (CPA) ¬†HORDHAC Doorashada la filayo inay Somaliland ka qabsoonto 13-ka November ayaa noqonaysa dooraashadii 6aad ee Somaliland gasho, waxaana Somaliland ay hore u soo gashay shan doorasho […]

WARBIXIN: KAADH QAYBINTA DOORASHADA SOMALILAND

Doorashadii madaxtinimada Somaliland ee wakhtiga dheer la sugayey ayaa haatan loo asteeyey inay qabsoonto 13 November 2017. Waxaana kaadhqaadashada codbixiyayaashu ay si rasmi ah uga bilaabantay Somaliland 29 April 2017. Gobollada Awdal, Saaxil iyo xeebaha gobolka Sanaag ayaa ahaa meelihii ugu horreeyey ee kaadhqaadashada laga sameeyey, taas oo ku soo dhammaatay muddo 28 maalmood ah. […]