Talo Soo-jeedinta CPA ee Khilaafka Xisbiyada Somaliland

Xarunta Daraasaadka Siyaasadda (CPA) waxay si dhaw isha ugu haysay horusocodka iyo turaan turooyinka siyaasadda iyo dimuquraayidda wadanka iyo arrimaha ku gedaaman. Waxay si gaar ah ula socotay xaaladda imika taagan ee muranka Guddida Doorashooyinka iyo Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Dawladaha Hoose. Kuwaas oo dhinacyada ay khusaysaa aanay ka gaadhin xal. WARBIXINTA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN […]

Male Democracy in Somaliland: Statistics and Overview

Eighteen years ago, the people of Somaliland on overwhelming majority approved a progressive constitution emphasizing equality and prohibiting all forms of discrimination.[1] As the first public voting since 1969, the referendum opened a new and promising era for the Somalilanders. It officialized the ending of the dictatorship that had a tight grip on power for […]

Somaliland: Sources of Campaign Financing in 2017 Presidential Elections

The linkage between money and politics is a powerful one, with implications for democracy, especially in new democracies. Political parties financing laws and regulations, through which political parties and candidates for office declare their funding sources, are among the main instruments for transparency. The relationships between party financing and corruption are so significant that to […]

Dhaqaalaha ku Baxa Doorashooyinka Somaliland

HORDHAC: Intii lagu guda-jiray doorashadii madaxtinimada ee Somaliland ka qabsoontay November 13, 2017, waxaa muuqanayey lacago xad-dhaaf ah oo lagu isticmaalayo ololaha doorashada, sidoo kalena Xisbiyada ka qayb-gelayey doorashada ayaa isku eedaynayey inay jiraan lacago ka soo galay Somaliland wadamo debedda ah. Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee CPA waxay ka mid ahayd hay’adaha sida dhow […]

Briefing Paper: Who Is Somaliland Citizen?

Legal Analysis on Somaliland Citizenship Law (Law No: 22/2002) INTRODUCTION A citizen is a person who, by either birth or naturalization is a member of a political community, owing allegiance to the community and being entitled to enjoy all its civil rights and protections; whereas Citizenship is the status of being a citizen and the […]

Doorka Haweenka ee Arimaha Bulshada, Dhaqaalaha iyo Siyaasada Soomaaliland

Xarunta Darasaadka Siyaasadda ee (CPA), sidii caadadada u ahayd Waxay soo qaban qaabisay barnaamijkeedii Habeenka Kasmo-Wadaag oo aalaaba lagaga hadlo Arimo kala duwan oo ku saabsan Siyaasadda, Bulshada, iyo Dhaqaalaha. Barnaamijka Habeenkan Kasmo-wadaag waxaa si qoto dheer loogu lafaguray Doorka Haweenka Ee Arimaha Bulshada, Siyaasadda & Dhaqaalaha Somaliland. waxa Marti ku ahaa Shan Haween ah […]

Guurti Decision: dispute over extended presidential and parliamentary terms

Somaliland: dispute over extended presidential and parliamentary terms  Somaliland’s presidential and  House of Representatives  election scheduled on June, 2015 was postponed due to  controversial Upper House  decision. The government reasoned out the delay for technical issues while the opposition parties  accuse the government unconstitutional and political extension solely intended for prolonging its term in contrary […]